
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa intii uu joogay dalka Sucuudiga kulamo kala duwan la qaatay masuuliyiinta dalkaasi isagoo kala hadlay xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Somaliland iyo Sucuudiga. Waxaana Madaxweyne ku xigeenka siday diyaarad khaasa.