Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismeyaal cusub oo lagu kordhiyey Xarunta Agoomaha Hargeysa, isla markaana dhagax dhigay Qaybo kale oo lagu kordhin doono.