Madaxweyne ku-xigeenka oo ka hadlay furitaanka Masaajidkaasi ayaa uga mahad celiyey bulshadii kala duwanayd ee ka qeyb qaadatay dibu-dhiska masaajidka, waxaana uu sheegay in masaajidku ku yaallo badhtamaha boorama isla markaana uu furitaankiisu kusoo beegmay Bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo ay ka hadhsan tahay maalmo yari, sidoo kalena bulshada Somaliland ugu baaqay in laysi-saamaxo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay...