Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabid ayaa saaka ka qayb galay munaasibada Xuska sannad guuradda 29aad ee aas-aaska Ciidanka Booliska JSL.