Sidoo kale soo dhawaynta madaxweynaha waxa qayb ka ahaa Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabbuuti, Amb. Cabdifataax Siciid Axmed, Waxaana madaxweynuhu iyo weftigiisu qaddar nasasho ah oo ay ku qaateen qolka martida ee Airportka, Intaasi kaddib waxaa loo gelbiyey dhinaca hotelka Kempinski oo weftiga madaxweynuhu ku degay.
May 18, 2024
Munaasibad Loogu fooladaynayo 33-guurada kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland oo Qasriga madaxtooyada lagu qabtay
Hargeysa-18-05-2024-()-Munaasibad ballaadhan oo loogu fooladaynayo 33-guurada ka...