Madaxweynaha shannaad ee hadda tallada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland hoggaaminaya, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynihihii Saddexaad, isla markaana ah madaxweyne ku xigeenkii Saddexaad ee Qaranka Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo shacbiga la ciiday Maanta ayaa farxada Ciidul Fidrida awgeed kulmay.