Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qaybgalay Munaasibada Qalinjebinta Dufcadii 20aad ee ka Baxda Jaamacadda Hargeysa oo Tiradoodu dhan tahay 1,360 Arday.