Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Waftigii uu hogaaminayay oo galabta, socod lug ah ku dhex maray gudaha magaalo xeebeeda berbera, isla markaana la qaxweeyey qaarka mida shacbiga ku dhaqan Magaalada.