Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ku sugan gobolka saaxil ayaa saaka ka qaybgalay Xafladda Daahfurka Dugsiga Pharo Secondary School ee Degmada Sheekh qaybtiisa hoyga Hablaha oo lagu soo kordhiyey Dugsigii hore uga jiray Magaalada Sheeekh.