Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa hoygiisa Magaalada Borama ku booqday Suldaan Xasan Xaddi Baade oo u jiifa xaalad Caafimaad

Madaxweyne Kuxigeenka ayaa Suldaanka ka waraystay Xaaladdiisa Caafimaad ee uu hadda ku sugan yahay.

Madaxweyne Ku-xigeenka  Jamhuuriyada Somaliland ayaa u duceeyey Suldaan Xasan Xaddi Baade, waxa aa ALLAH SWT uga beryey in uu