Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qasriga Madaxtooyada dalkaas  ku qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii  uu hogaaminaayey .